WAJAALE NEWS

“Waa Maayarkii Uhoreeyay Ee Ilaahay Garansiiyo In Uu Xabaalaha Nadiifiyo Sodonkaa Sano”Sheekh Aadansiiro.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah culimada dalka gacanta ku haya xabaalaha maytida lagu aase ee caasimada oo saaka ka qaybgalay olole maayarka caasimadu hogaaminayay oo lagu nadiifiyay xabaalaha

Sheekh aadansiiro ayaa sheegay in maayar cabdikariim yahay maayarkii uhoreeyay ee ilaahay garansiiyo daryeelka xabaalaha oo ay kuaasan yihiin ehelkeenu isagoo uga mahad celiyay talaabadaasi wanaagsan ee uu qaaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version