HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa ka hadlay dhawaaqo maalmihii udanbeeyay kasoo yeedhay madaxdhaqameedka dalka qaarkood oo sheegay in ay diyaar uyihiin in ay qayb ka noqdaan wadahadalada Somaliland iyo somaliya
Xukuumada Somaliland ayaa qirtay awooda madaxdhaqmeedku ku leeyihiin dalka halka ay sijilicsan usheegtay in talaabo laga qaadi doono cidii sharciga dalka ka gudubta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;