BURCO(W,N)-Qaarkamid ah ciyaartooyadii hore ee gobolka togdheer ayaa si adag udaadifeeyay go,aan wasaarada ciyaaraha Somaliland xulka gobolka togdheer ciyaaraha gobolada mudo afar sano oo xidhiidh ah in aan gobolka togdheer ka qaybgalay ciyaaraha dalka.
Sidoo kale ciyaartoygan hore ee gobolka togdheer ayaa sheegay in ganaaxa wasaaradu ku soo rogtay gobolka togdheer aanu ahayn mid meelna kaga jira xeerka fifa iyo midkaleba
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;