DAAWO;-Qaar kamid Ah Ciyaartoygii Hore Ee G, Togdheer Oo Ka Hadlay Ganaaxa Lagu Soo Rogay Xulka Gobolka Togdheer. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaar kamid Ah Ciyaartoygii Hore Ee G, Togdheer Oo Ka Hadlay Ganaaxa Lagu Soo Rogay Xulka Gobolka Togdheer.
November 11, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Qaarkamid ah ciyaartooyadii hore ee gobolka togdheer ayaa si adag udaadifeeyay go,aan wasaarada ciyaaraha Somaliland xulka gobolka togdheer ciyaaraha gobolada  mudo afar sano oo xidhiidh ah in aan gobolka togdheer ka qaybgalay ciyaaraha dalka.

Sidoo kale ciyaartoygan hore ee gobolka togdheer ayaa sheegay in ganaaxa wasaaradu ku soo rogtay gobolka togdheer aanu ahayn mid meelna kaga jira xeerka fifa iyo midkaleba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS