|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madax Dhaqameedku Awooda Ay Dalka Ku Leeyihiin Lama Dafiri Karo,Cidiise Xayndaabka Sharciga Ka Gudubta” Xukuumada Jsl.
April 3, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa ka hadlay dhawaaqo maalmihii udanbeeyay kasoo yeedhay madaxdhaqameedka dalka qaarkood oo sheegay in ay diyaar uyihiin in ay qayb ka noqdaan wadahadalada Somaliland iyo somaliya Xukuumada Somaliland ayaa qirtay awooda madaxdhaqmeedku ku leeyihiin dalka halka ay sijilicsan usheegtay in talaabo laga qaadi doono cidii sharciga dalka ka gudubta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Hay’ad Caalami Ah Oo Saadaalisay In Xisbiga KULMIYE Iyo Madaxwayne Biixi Lagaga Guulaysan Doono Door... Dad Tahriibayaal ah Oo Ilaa Iyo Hada Lalaayahay Meel ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen Ka Dib Markii ay Doo... Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Kusoo Guryo Noqday Caasimadda Hargeysa. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|