WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka Awdal,

“Reer Boorama Waxaan Usheegayaa, Hadii Nabad La Waayo, Jaamacadu Way Xidhmaysaa,Biriijkana Wuu Joogsanayaa”Gudoomiye Axmed Yaasiin Sheekh Cali.

BOORAMA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa ka hadlay xaalada nabadgalo ee gobolka awdal isagoo ku sugan magaalada boorama

Gudoomiye axmedyaasiin ayaa reer boorama usoo jeedinayay in ay nabadooda ilaashadaan hadii nabad la waayana ay xidhmayaa jaamacada iyo xarumaha caafimaadka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version