WAJAALE NEWS

Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya oo Ka Hadley Sababaha Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hortaagan In Uu La Kulmo Abiy Ahmed

Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Axmed Xasan Cigaal ayaa waxa uu markii ugu horeysay ka Hadley sababaha Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ka hortaagan in uu la kulmo Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version