Burco (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Banaanbax ay ku taageerayaan Heshiiska Dekeda Berbera ayaa waxa uu eedo culus u jeediyay Maamulka Taagta daran ee Xamar iyo Madaxwaynaheeda Farmaajo waxaana uu dhalinyarada Somaaliland ugu baaqay inay u diyaar garoobaan Dagaal ay ku dufacaayaan Dalkooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/uirzqRoM_IE