HARGAYSA(W,N)- Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan oo ka Qaybgalay Aaskii Marxuum Axmed yasiin Sheekh Cabdilaahi Abusite ayaa ka hadlay shakhsiyadii marxuumka isagoo dhambaal tacsi ah udiray shacabka reer Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SULDAANKA;