WAJAALE NEWS

DAAWO;- Shacabka Magaalada Gabiley Iyo Sidii Ay U Oogeen Salaadii Ciidul Adxaha.

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa shacabka reer gabiley salaadii ciida kula tukaday karoonka kubada cagta halkaasi oo ay kala qaybgaleen masuuliyiin gobolku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Shacabka  Gobolka Gabilay oo meel Fagaara ah Salaadii Ciidda iskugu Soo Baxay

Exit mobile version