BOORAMA(W,N) Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada Somaliland axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa weedho kooban ka jeediyay soo dhawayntii madaxwaynaha ee gobolka awdal isagoo sheegay in ay reer boorama sharaf utahay in lagu qabto shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;