|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka Awdal,
November 16, 2019 - Written by Editor:“Reer Boorama Waxaan Usheegayaa, Hadii Nabad La Waayo, Jaamacadu Way Xidhmaysaa,Biriijkana Wuu Joogsanayaa”Gudoomiye Axmed Yaasiin Sheekh Cali.BOORAMA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa ka hadlay xaalada nabadgalo ee gobolka awdal isagoo ku sugan magaalada boorama Gudoomiye axmedyaasiin ayaa reer boorama usoo jeedinayay in ay nabadooda ilaashadaan hadii nabad la waayana ay xidhmayaa jaamacada iyo xarumaha caafimaadka . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:FURSAD DIBLAMASIYADED OO KASOO IFBAXDAY KALA GO,A DALKA UKRAINE IYO MADAXWAYNE SIILAANYO OO LAFILAY... Shirkii Jabouti Uga Socday Xukuumada Somaliland Iyo Khaatumo Oo Galay Maalinkii Labaad Iyo Jawi Isfa... Shir Ay Iskugu Yimaadeen Qaarkamida Madaxda Dhaqanka Beelaha Waqooyiga Hargaysa Oo lagu Magacaabay G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|