HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye xildhibaan maxamuud jaamac warfaa ayaa sheegay in ay ka xisbi ahaan talaabo ka qaadi doonaan xubno ka qaybgalay caleemo saarka madaxwaynaha maamul goboleedka jubaland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;