WAJAALE NEWS

DAAWO;-Masuuliyiinta DDSI Itoobiya Oo Shaaciyay Qofkii Ugu Horeeyey Ee Laga Helay Coronavirus.

JIG JIGA(W,N)-Wasiirka caafimaadka dawlad deegaana somalida itoobiya ayaa shaaciyay qofkii ugu horeeyay ee laga helo xanuunka coronavirus magaalada jig jiga

Wasiirka caafimaadka ayaa sheegay qofka laga helay halka uu ka kasoo galay dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version