Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu shaaciyay in Xukuumada Somaliland ay wafti ka kooban Lix Xubnood ay u dirayso dawlad goboleedka Soomaaliya ee Jubaland, Si ay uga qayb galaan caleemo saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulkaasi Axmed Madoobe.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka