WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Iyo Badi Madax dhaqameedka Gayiga Somalida Oo Ka Qaybgalay Caleemo Saarka Garaad Bashiir Garaad Makhtal.

DHAGAX BUUR(W,N) Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya iyo badi madaxdhaqameedka caanka ka ah gayiga somalida ayaa maanta ka qaybgalay caleemo saarka garaad Bashiir Garaad Makhal oo lagu magaalada dhagax Buur.

Xaflada caleemo saarka garaadka ayaa kulmisay wajiyo badan  oo Somali ah oo mudo aan ku kulmin madal Noocan oo kale ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version