WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay Curashada Bisha Ramadaan

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudida la socodka curashada bisha ramadaan ayaa si rasmi ah caawa ushaaciyay in bisha ramadaan islamarkaana maalinta bari ah la soomi doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version