WAJAALE NEWS

Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalacsiyay Askari Ka Tirsan Ciidanka Nabad Geliyada Wadooyinka

Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qayb galay munaasibad loo qabtay arday ka qalin jabisay Jaamacada Hargeysa ayaa waxaa uu hal Darajo Dalacsiiyey askari Saddex Xidig leh oo ka tirsan ciidanka Booliska gaar ahaan ilaalada Wadooyinka oo lagu magacaabo Askarigan Saddex Xadhigle Muxumed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/tIgjLgVmmQ4

Exit mobile version