Djabouti(W,N) Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknaloojiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. CabdiWali Sh. Cabdilaahi Suufi Jibriil Oo safar ku jooga dalka jabuuti ayaa ka warbixiyay heshiis ay kala sexeexdeen wasiirka warfaafinta iyo isgaadhsiinta dalka jabuuti.
Heshiiskan ayaa ah mid la xidhiidha horumarinta arimaha iskaashiga labada dhinac ee boosaha iyo isgaadhsiinta.
HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA WARKAN;
https://youtu.be/E-zAKGsL1Qc