HARGAYSA(W,N) Wasiirka Isgaadhsiinta iyo technoolajiyada Jamhuuriyada Somaliland oo ku sugan Dalka jabuuti ayaa Heshiis la sexeexday dhigiisa dalka jabuuti kaasi oo la xidhiidha iskaashiga labada dal ee isgaadhsiinta.
Wasiirada isgaadhsiinta Somaliland iyo jabuuti oo ay weheliyaan safiirada labadal u kala fadhiya hargaysa iyo jabuuti ayaa faah faahin ka bixiyay nuxurka heshiiska
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;