HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ayaa ka hadlay shaqaaqo dhwaan ka dhacday deegaanka fiyi ayuub oo shacabka ku dhaqani ka hor yimaadeen qorshe deegaanka lagag gurayay macdan
Wasiirka macdanta ayaa ka hadlay dhacdadaasi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;