Hargaysa (WJN)- Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Prof, Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa waxa uu ka warbixiyay dedaalada horumarineed ee dhinaca isgaadhsiinta ee ay wasaaradu ka wado dalka iyo caqabadaha soo food saara dhinaca technologyada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka