Wasiirka isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland oo Ka Warbixiyay qorshaha horumarineed ee dhinaca isgaadhsiinta dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland oo Ka Warbixiyay qorshaha horumarineed ee dhinaca isgaadhsiinta dalka
June 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Prof, Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa waxa uu ka warbixiyay dedaalada horumarineed ee dhinaca isgaadhsiinta ee ay wasaaradu ka wado dalka iyo caqabadaha soo food saara dhinaca technologyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS