HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi jibriil ayaa markii uhoraysay ka hadlay xadhig viper optic oo dawlada jabuuti shaacisay in ay keenayso dekeda berbera
Xukuumada Somaliland aaa sheegay in aanay jirin wax dawlada jabuuti ay kala socodsiisay qorshahaasi islamarkaana aanay keeni Karin biyaha Somaliland wax aanay heshiis kula jiran
Dhanka kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa wax laga waydiiday wararka sheegay in jabuuti ogolaashaha ay xadhkaha cable ku keenayso berbera ay kasoo qaadatay Somaliland isagoo sheegay in aanay halkani ahayn somaliya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/e2jW1V6H8X4