WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Shaacisay 400Macalin Oo Dhawaan Ay Shaqaaleysiin Doonto!’

HARGAYSA(W,N) Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa shaacisay 400 oo macalin oo ay dhawaan shaqaalaysiin doonta  iyadoo madashan ay kaga dhawaaqday ay goob joog ka ahaayeen gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada.

Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ayaa faah faahin ka bixiyay macalimiinta cusub ee ay qaadanayaan

Sidoo kale gudoomiyaha haayada shqaalaha ayaa goobtan ka sheegay in ay wasaarada ka aqbaleen codsiga dalabka shaqaalaysiinta shaqaalaha cusub .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version