WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Roobab Xeebaha Ka Da,aya Iyo Digniinta Uu Udiray Shacabka.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin axmed ayaa ka hadlay roobab saaka ka bilowday xeebaha bari ee Somaliland kaasi oo aan wali lasoo sheegin wax khasaare oo ay keenen

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa baaq, iyo digniin culus udiray shacabka ku noo deegaanadaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version