WAJAALE NEWS

Madax-Dhaqameed Uu Hogaaminayo Suldaanka Guud Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka,Fariimo Isbarkana Udiray Xukuumada&Shacabka!

HARGAYSA(W,N)Madax-dhaqameed iyo xildhibaano uu hogaaminayo suldaanka guud ee Somaliland suldaan maxamed cabdiqadir ayaa ka hadlay xaaada dalka iyo hadaladii kasoo kala yeedhay xukuumada iyo qaarkamida madaxdhaqameedka garxajis

Madaxdhaqameedka ayaa sheegay in  aanay nabada Somaliland cida wax yeelaysa ka yeelayna laguna hanjabi Karin qori isagoo fariin udiraay dhigooda habaryoonis

Sidoo kale madaxdhaqameedka ayaa xkuumada ugu baaqay in looga baahan yahay dulqaad iyo tanaasul

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version