|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-Dhaqameed Uu Hogaaminayo Suldaanka Guud Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka,Fariimo Isbarkana Udiray Xukuumada&Shacabka!
August 28, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)Madax-dhaqameed iyo xildhibaano uu hogaaminayo suldaanka guud ee Somaliland suldaan maxamed cabdiqadir ayaa ka hadlay xaaada dalka iyo hadaladii kasoo kala yeedhay xukuumada iyo qaarkamida madaxdhaqameedka garxajis Madaxdhaqameedka ayaa sheegay in aanay nabada Somaliland cida wax yeelaysa ka yeelayna laguna hanjabi Karin qori isagoo fariin udiraay dhigooda habaryoonis Sidoo kale madaxdhaqameedka ayaa xkuumada ugu baaqay in looga baahan yahay dulqaad iyo tanaasul HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Suldaan Mawliid Sabeyse Ka Jeediyay Xidhitaanka Shirkii... Wasaaradda Maaliyadda oo bilowday dajinta qorshaha sanad miisaaniyadeedka 2015 iyo wasiirka oo ku wa... Warshada Sharaabka Ee SBI Oo Qaaday Talaabo Lagu Dhiiri Gelinayo Wax Soo Saarka Dalka, Deeq Dhirta S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|