HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada waxbarashada oo hore ushaaciyay in ay wasaaradu joojisay bixinta ruqsadaha cusub ee dugsiyada iyo jaamacadaha ayaa maanta markale ku celisay in ay gabi ahaanba joojisay in dalka laga furo dugsi iyo jaamacad cusub midna
HALKAN KA DAAWO WASIIRKA WAXBARASHADA OO ARIMAHAASI KA HADLAYA;