WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Waxbarashada G, Maroodi Jeex Iyo Shaqaalaha Wasaarada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Tacadi Iyo Faro Galin Uu Ku Hayo Wasiir Toorno.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka maroodi iyo xubno kamid shaqaalaha wasaarada ee ka hawlgala wasaarada waxbarashada ayaa sida fiiinta uga qayliyay faro galinta.tacadiyo iyo haybsooc uu ku hayo wasiirka wasaarada waxbarashada toorno oo mudadii uu joogay wareeriyay wasaarada

Sidoo kale xubnahan ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu kazoo gaadho wasiir toorno oo ay sheegeen  in aanu caafimaad ahaan caadi ahayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version