WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Iid Saleebaan Oo Luuqadii Ugu Adkayd kula Hadlay Wasiirka Madaxtooyada Sheegayna In Aanay Cidna Waydiisanayn Qabsoomida Shirka Beesha Ciise Muuse

“Somaliland Anigaa Dhisay  Waadigii Ciidanka Qoriga ka furan jiray Ee u Bixiyay Milyan Deg Saaran Ma Adigaa Somaliland Maanta  Iga Ilaalinaya”, Xildhibaan Iid.

HARGAYSA(Wajaalenews) Xildhibaan iid saleebaan oo kamida xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada berbera ayaa mar uu maanta magaalada hargaysa shir jaraa,id ku qabtay wuxu kaga hadlay arimo dhawr kuwaasi oo kala shirka beesha ciise muuse iyo qabsoomidiisa sidoo kale wuxu bedka soo dhigay wasiir maxamuud xaashi iyo sidii uga soo horjeeday dhismaha  qaranimada somaliland taasi oo xiligaa logu bixiyay CUSAAMA.

 

 

 

Exit mobile version