|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Iid Saleebaan Oo Luuqadii Ugu Adkayd kula Hadlay Wasiirka Madaxtooyada Sheegayna In Aanay Cidna Waydiisanayn Qabsoomida Shirka Beesha Ciise Muuse
August 1, 2016 - Written by Editor:“Somaliland Anigaa Dhisay Waadigii Ciidanka Qoriga ka furan jiray Ee u Bixiyay Milyan Deg Saaran Ma Adigaa Somaliland Maanta Iga Ilaalinaya”, Xildhibaan Iid. HARGAYSA(Wajaalenews) Xildhibaan iid saleebaan oo kamida xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada berbera ayaa mar uu maanta magaalada hargaysa shir jaraa,id ku qabtay wuxu kaga hadlay arimo dhawr kuwaasi oo kala shirka beesha ciise muuse iyo qabsoomidiisa sidoo kale wuxu bedka soo dhigay wasiir maxamuud xaashi iyo sidii uga soo horjeeday dhismaha qaranimada somaliland taasi oo xiligaa logu bixiyay CUSAAMA.
Related posts:Xildhibaan Ku Baaqay In Baadhis Rasmi Ah Lagu Sameeyey Sobobta Keentay Dabkii Suuqa Magaalada Wajaal... Madaxweyne Siilaanyo Oo Saacadaha Soosocda La Filayo inuu Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyo Xukuu... Maayrka Kuxigeenka Caasimada Hargeysa Oo Dalka Britan Ugu Baxaya Martiqaad Uu Ka Helay Maayarka Pris... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|