|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Waxbarashada G, Maroodi Jeex Iyo Shaqaalaha Wasaarada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Tacadi Iyo Faro Galin Uu Ku Hayo Wasiir Toorno.
April 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka maroodi iyo xubno kamid shaqaalaha wasaarada ee ka hawlgala wasaarada waxbarashada ayaa sida fiiinta uga qayliyay faro galinta.tacadiyo iyo haybsooc uu ku hayo wasiirka wasaarada waxbarashada toorno oo mudadii uu joogay wareeriyay wasaarada Sidoo kale xubnahan ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu kazoo gaadho wasiir toorno oo ay sheegeen in aanu caafimaad ahaan caadi ahayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Agaasimaha Waaxda Jinsiyadaha Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Dawlada Hoose Gabiley Ku Wareejiyay ... “Dalkani Waynu Ognahay Halganka Loo Soo Maray, Hargaysana In Cid Loogu Dhex Cago Jugleeyo, Layguna D... “Shaqo la,aantu Siyaasada Waxbay Yeesheen, Dhaqaalaha Waxbay Yeesheen, Guryaha Waxbay Yeeshaan”sh. M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|