WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida oo Qaabiley Safiirka Mareykan Ee Itoobiya

Jig Jiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabiley wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version