Laascaanood: (Wajaalenews)-Maamulka Gobolka Sool ayaa Baaq u diray Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Waddaniga, Ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadu sidii ay Gargaar ugu fidin lahaayeen Qaxoontiga ka soo cararay qalalaasaha ka oogan dalka Yemen ee ku sugan Gobolka Sool.