Madaxwaynaha iyo weftigiisa oo muddo laba maalmood ah ku maqnaan doona Magaalada Jigjiga, ayaa waxay halkaasi kaga qayb-galayaan xuska Maalinta qoomiyadaha dalka Itoobiya, kaasi oo maalinta bari ka bilaabmaya Magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya.qoomiy.
Waxaan waftiga madxweynaha gobolka gabiley kusoo dhaweeyey mamulka heer gobol iyo heer degmo iyo saladiin siyasyiin iyo dadweyne tiro badan, waxa loo galbiyey dhinacaa iyo maglo ganacsiga Somaliland ee degmada Togwajaale, oo u u ku sugayey madaxweynaha dawlada deegaanka somalida itoobiya cabdi maxamuud cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa madaxweynaha ku qaabiley xuduudka u dhexeeya labada dal, waan markii u horey taariikhda ina labada madxweyne oo kala xukumada labada dal ay ku kulmaan magaalo xuduudeedka Togwajaale
WAJAALENEWS.COM
CONTACT;WAJALENEWS@GMAIL.COM