Madaxweynaha Somaliand iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta U Kicitimay Magaalada Jigjig ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya iyo sodhawayn lagu qaabilay;daawo sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliand iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta U Kicitimay Magaalada Jigjig ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya iyo sodhawayn lagu qaabilay;daawo sawiro
December 7, 2013 - Written by Editor:
madaxweynaha dawlada deegaanka somalida itoobiya cabdi maxamuud cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa madaxweynaha ku qaabiley xuduudka u dhexeeya labada dal, …..IMG_0120

wajaale(WAJAALENEWS)Madaxweynaha Somaliland axmed maxamed mxamuud siilaanyo oo ay safarkii ku weheliyeen Wasiirrada Wasaaradaha, Madaxtooyada, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Warfaafinta, Cabdilaahi Maxamed D Somaliland ,wasiirka ganacsiga iyo maagashiga, wasiirka beeraha,wasiirka xanaanada xoolaha.xoghaya gaarka ah ee maxawaynaha,agaasimaha kaluumaysiga,agaasimaha wasarada arimaha dibada taliyaha ciidanka madaxtoyada.gudomixigeenka wakiilada xildhibaan indho indhoIMG_0025, saraakiish kala duwan ee ciimada qaranka Somaliland
Madaxwaynaha iyo weftigiisa oo muddo laba maalmood ah ku maqnaan doona Magaalada Jigjiga, ayaa waxay halkaasi kaga qayb-galayaan xuska Maalinta qoomiyadaha dalka Itoobiya, kaasi oo maalinta bari ka bilaabmaya Magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya.qoomiy.IMG_0044
Waxaan waftiga madxweynaha gobolka gabiley kusoo dhaweeyey mamulka heer gobol iyo heer degmo iyo saladiin siyasyiin iyo dadweyne tiro badan, waxa loo galbiyey dhinacaa iyo maglo ganacsiga Somaliland ee degmada Togwajaale, oo u u ku sugayey madaxweynaha dawlada deegaanka somalida itoobiya cabdi maxamuud cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa madaxweynaha ku qaabiley xuduudka u dhexeeya labada dal, waan markii u horey taariikhda ina labada madxweyne oo kala xukumada labada dal ay ku kulmaan magaalo xuduudeedka Togwajaale

IMG_0084

WAJAALENEWS.COM

CONTACT;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS