|
|||||
WAJAALE NEWS
Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Taageeray Kulankii Gudida Arimaha Gobolka Iyo Hogaanka Xisbiga Wadani Iyo Jawaabta Ay Udireen Xukuumada!
May 12, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiey ayaa taageero balaadhan umuujiyay gudida ka midho dhalinta gobolnimada gabiley oo maalintii shalay kulan la qaatay hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo ay ka wada hadleen sidii loo meelmarin lahaa ansixinta gobolnimada gabiley Sidoo kale cuqaasha ayaa jawaab kulul siiyay midkamid ah cuqaasha gobolka oo weeraray gudida sheegayna in ay iyaga ka haystaan awood cidkasta oo ay gasho danka gabileyna ay la hadli karaan. Related posts:Haweenaydii Ugu Horeysay Ee Muslim Ah Ee Xilka Maayarnimo Ka Qabata Dalka Ingiriiska Oo Is Casishay ... Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Shir lagaga Hadlayay Aaga Tamarta, Macdanta Iyo Shidaalka ... “Waxaan Xusuustaa Taliyihii Ciidanka Qaranka Gen Jidhif, Waxay Isku Seegeen Xirsi Ciidanka Gali Kals... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|