Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida oo Qaabiley Safiirka Mareykan Ee Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida oo Qaabiley Safiirka Mareykan Ee Itoobiya
November 27, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabiley wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS