WAJAALE NEWS

Qunsulka Dalka Turkiga Ufadhiya Hargaysa Oo Sheegay In Dalkiisu Xusidoono Sanad Guuradii Inqilaabkii Fashilmay.

Hargaysa(W,N) Qunsulka dalka turkiga ufadhiya Somaliland  gaar ahaan magaalada hargaysa ayaa shir jaraa,id oo uu maanta qabtay ku sheegay in dalkiisu xusidoono sanad guuradii labaad ee kasoo wareegtay  Inqilaabkii ka Dhacay Dalka Turkiga Oo ku beegan maalinta Bari ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/3K92KeyGHuA

Exit mobile version