BOORAMA(W,N)- Siyaasi Maxamed Abiib oo hore xil uga soo qabtay komishanka xakamaynta aidska ayaa ka hadlay xadhiga suldaan abshir oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka awdal
Sidoo kale siyaasi maxamed abiib ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdo foolxun oo ka dhacy magaalada wajaale kadib markii muuqaalka laga baahiyay hooyo ciidanka booliska wajaale si arxandaro u garaacayaan taasi oo kamid ahayd dad ka gadooday wiil ay isku hel yihiin oo maydkiisa laga helay wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;