WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dilkii Gudoomiyihii Komishanka Ee Gobolka Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Laascanood.

LAASCANOOD(W,N)-Badhasaabka gobolka sool iyo maayarka magaalada laascanood ayaa ka hadlay dil ahabeenkii xalay dablay hubaysani magaalada laascanood ugu toogteen gudoomiyihii komishanka doorashooyinka ee gobolka sool marxuum cabdilaahi Laba Go,le

Maamulka ayaa cambaareeyay falkan iyagoo tacsina udiray qoyksii uu kua baxay shacabka gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version