Hargeysa (WJN)- Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye), Oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye, ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka Ee Ucid Iyo Waddani , Oo Uu sheegay in ay sas ka qaadeen furista ururada siyaasada, isagoona dhaliilo culus u jeediyay.
Waxaa kale oo uu Siyaasi Axmed Muxumed Cumar ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku taageeray furista ururada siyaasada ee dalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;