HARGAYSA(Wajaalenews) Suldaan mawliid Cali Sabayso oo kamida madaxdhaqameedka somaliland ayaa si adag u naqdiyay habdhaqanka xukuumada siilaanyo cadaaladarada. iyo sida bulshada ay xukuumada siilaanyo u kala fogaysay Qabaa,ilka wada degta somaliland.
sidoo kale suldaan Mawliid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xafiiska qunsulka turkiga ee hargaysa ka furan oo uu sheegay in laga soo magacaabay xamar islamarkaana uu ka shaqeeyo danaha dawlada somaliya.
https://youtu.be/k5FgtgPL2x8