WAJAALE NEWS

DAAWO; Siyaasiyiin Ka Tirsan Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Waxka Qabasho La,Aanta Colaada Ceel-afwayn Iyo Dhismaha Golaha Xukuumadiisa,

Gabiley (W,N) Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley  Sheekh Sheekh Muxumed Warsame oo kamida Siyaasiyiinta Xisbiga Wadani iyo Siyaasi Axmed kayse oo kamida Xisbi xaakimka Kulmiye Ayna weheliyaan xubno kale ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi Dhaliilo Is barkan Usoo jeediyay Iyagoo ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Colaada Beelaha walaalaha  ah ee deegaanka Ceel afwayn,

Sidoo kale Siyaasiyiinta Reer gabiley ayaa madaxwayne Muse Biixi ku Dhaliilay Qaabka uu usoo Xushay golihiisa Wasiirada iyagoo Sheegay in uu ka Baydhay jidkii uu ku galay ololaha iyo siyaasiyiintii uu Bulshadaka Ku Aamintay ee codka lagu siiyay Magacaabistooda,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version