WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Xasan Sheekh.

Hargaysa(W,N) wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland yasiin xaaji maxamuud xiir faratoon ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay madaxwaynihii hore ee somaliya xasan sheekh maxamuud

Sidoo kale wasiir faratoon ayaa fariin adag udiray madaxda maamulka muqdisho

Halkan ka Dhagayso Warkan Oo Faah Faahsan;

Exit mobile version