Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Xasan Sheekh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Xasan Sheekh.
February 1, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland yasiin xaaji maxamuud xiir faratoon ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay madaxwaynihii hore ee somaliya xasan sheekh maxamuud

Sidoo kale wasiir faratoon ayaa fariin adag udiray madaxda maamulka muqdisho

Halkan ka Dhagayso Warkan Oo Faah Faahsan;

COMMENTS
LINKS