HARGAYSA(W,N)- Qaarkamida dadwaynaha ku dhaqan magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay gudaha magaalada.
Sidoo kale shacabka ceerigaabo ayaa xukuumada ku eedeeyay wixii shalay ka dhacay ceerigaabo iyowax ka qabasho la,aanta kasoo noqnoqosay deegaanka ceel afwayn kuna eedeeyay in ay dhibtaasi usoo rarayso ceerigaabo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;