|
|||||
WAJAALE NEWS
Shacabka Ku Dhaqan Ceerigaabo Oo Ka Hadlay Rabshadihii Shalay ka Dhacay Magaalada, Xukuumadana ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Colaada Ceel-Afwayn,
July 11, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Qaarkamida dadwaynaha ku dhaqan magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay gudaha magaalada. Sidoo kale shacabka ceerigaabo ayaa xukuumada ku eedeeyay wixii shalay ka dhacay ceerigaabo iyowax ka qabasho la,aanta kasoo noqnoqosay deegaanka ceel afwayn kuna eedeeyay in ay dhibtaasi usoo rarayso ceerigaabo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Akhriso: Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynayaasha Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida It... Madaxdhaqameedka Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Kazoo Cusboonaatay Deegaanka Cal... Wasiirka Beeraha Oo Ugu Baaqay Dadweynaha Gobolada Saaxil, Awdal Iyo Salal Inay Digtoonaadaan Roob D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|