HARGAYSA(W,N) Xisbiga mucaaridka ah ee wadani oo ka hadlay dagaal labadii maalmood ee udanbeeyay ku dhexmarayay beelaha wada dega ceel afwayn kaasi oo sobobay khsaare dhimasho iyo dhaawacba
Xisbiga wadani ayaa xukuumada ku eedeeyay waxka qabasho l.aanta colaada beelahani udhaxaysa oo soo noqnoqotay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;